Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Ex. Wasiir Cali Mareexaan Oo Iska Xaadiriyey Golaha Wakiillada Kana Hadlay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Jeediyay

focus

DAAWO: Ex. Wasiir Cali Mareexaan Oo Iska Xaadiriyey Golaha Wakiillada Kana Hadlay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Jeediyay

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cali Mareexaan Wasiirkii hore ee wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland ayaa waxaa uu maanta tagay xarunta baarlamaanka Somaliland oo dhawaan guddidu musuq maasuqu ka jeedisay warbixino musuq maasuq oo isagana musuq maasuq lagu eedeeyey

Wasiirka oo warbaahinta la Hadley markii uu ka soo baxaygolaha waxuu sheegay in arinta uuu yimid ay tahay cabasho uu ka qabo warbixintii guddidu musuq maasuqu soo jeedisay oo uu ku sifeeyey mid dano gaar ah laga lahaa isla markaana uu dacwadeeda u sii gudbin doono haaya’adaha Garsoorka ee dalka oo aan la iskaga hadhi doonin, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top