Connect with us

somalilandtoday.com

Muuse Biixi Wuxuu Caddaalad Daradii Ugu Weynayd Kula Kacay Beelahaayuub By Nasser Kabadhe

Articles

Muuse Biixi Wuxuu Caddaalad Daradii Ugu Weynayd Kula Kacay Beelahaayuub By Nasser Kabadhe

Shacabka Somaaliand ayaa quus ka jooga mudadii uu muuuse biixi hayey xilka khassaara aha iyo cadaalad darada uu kula kacay beelaihiii somalliland gaar haan beelaha

Ayuub oo dhamaa ka reebay saamigii ay ku lahayd golaha wasiirada muuse waxaa cadaatay inuu muuse u hayo beelaha Ayuub cadaaawad fog tiina uu maanta kula kacay

Muuse oo aanan anigu u qoonsanayn madaxweyne sharci ah legitimate president ayaa ku faani jiray inuu la dagaalami doono cadaalada darada iyo musuq maasuqa

waxaa hadaba cadaatay in dhamaan waxaasi oo dhami dul hoganayaan isaga bal eeg sad bursiga uu sameeyey oo uu 85 uu siiyey beeshiisa iyo waxaa

loogu yeedho jeegaanta waxaa
layab noqotay inuu inkiray xuquuqdii ay beesha Ayuub ku lahayd oo haba yaraatee aanu ku soo darin hal qof oo beesha samigii ay xaga u lahayd bal u fiirso akhristoow madaxtooyadii soomaaliland waxay isu rogtay maqaaxi habar awal ah waxan kula talilanhaa beesha inay iska ridaan heeryada cadaalad darada ee Muuse kula kacay oo ay iftiinka u soo baxaan wixii intaa ka dambeeyana

Allaa mahad leh

Alloow tolkay xaqooda tus

Nasser kabadhe

Gothernborg

SWEDEN

Email nkabadhe@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top