Connect with us

somalilandtoday.com

Mucaaradka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Shacabka Ugu Baaqay Inay Is-Dejiyaan Oo Ay Ilaaliyaan Nabadgelyada

focus

Mucaaradka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Shacabka Ugu Baaqay Inay Is-Dejiyaan Oo Ay Ilaaliyaan Nabadgelyada

(SLT-Jig-jiga)-Mucaaradka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ugu baaqay shacabka inay is-dejiyaan islamarkaasna ay ilaaliyaan nabadgelyada.

Waxay sidoo kale ugu baaqeen hoggaamiye dhaqameedyada inay ka shaqeeyaan xasiloonida iyo xallinta dhibaatooyinka soo food saaro shacabka.

Mucaaradka ayaa sidoo kale sheegay inay ku faraxsan yihiin in miltariga ay soo farageliyaan maamulka Soomaalida.

Mid kamid ah mucaaradka oo ku sugan magaalada Dir Dawe ayaa BBC-da u sheegay inay tegayaan magaalada Jigjiga ayna kulanka labaad ku ballansan yihiin magaaladaasi.

Wuxuu intaasi ku daray in maanta goobo ganacsi la bililiqaystay halka Kaniisado la gubay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top