More in focus
-
focus
Soomaaliya iyo Koonfur Suudan oo noqday dalalka ugu musuq maasuqa badan Caalamka
Dalalka Soomaaliya iyo Koonfur Suudan ayaa noqday dalalka ugu musuq maasuqa badan Caalamka iyaga oo galay...
-
focus
Masar ma waxay wadaa qorshe Itoobiya lagu go’doominayo?
Waxa sii xoogeysanaya walaaca Itoobiya ka qabto in Masar oo adeegsanaysa dalal la deris ah Itoobiya...
-
focus
Ra’iisal-wasaaraha Israa’iil arrinta aqoonsiga Somaliland ma kala hadli doonaa Madaxweyne Trump?
Ra’iisal-wasaaraha dalka Israa’iil Benjamin Nethanyahu, ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Maraykanka, isagoo shirar xaasaasi...
-
focus
Maamulka Muqdisho Telefiishanka Al-jazeera ma waxay ka dhigteen TV-gii qaranka Soomaaliya oo ay kula dagaalamaan qaddiyadda Somaliland?
Tan iyo wixii ka dambeeyey aqoonsigii ay Jamhuuriyadda Somaliland ka heshay dalka Israa’iil 26 December 2025,...
-
focus
IRAN oo diiday in Turkigu dhex-dhexaadiyo iyaga iyo Maraykanka
Dawladda Iran aya ku gacan saydhay wada hadal uu Turkigu doonayey in magaalada Istanbul lagu qabto...



Gabadhan ayaa waxa magaceeda la yidhaahdaa Veronica, waxaana laabta kaga yaalla laba garab oo dhibaato ku haya isla markaana la koraya jidhkeeda, dhibaatada ugu badan ee soo waajahda Veronica ayaa waxay tahay ciddiyaha ka baxa faro ku yaalla xubnahaasi saa’idka ah ee jidhkeeda ku abuuran.