Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamad Go’aan Ka Gaadhay Kiiskii Jabuuti Iyo Shirkadda DP World + Jabuuti Oo Si Adag Ugu Gacan-saydhay

focus

Maxkamad Go’aan Ka Gaadhay Kiiskii Jabuuti Iyo Shirkadda DP World + Jabuuti Oo Si Adag Ugu Gacan-saydhay

(SLT-Jabuuti)-Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ah ee London ayaa go’aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World.

Maxkamadda ayaa xukuntay inuu shaqaynayo heshiiskii u dhexeeyay labada dhinac ee ay dawladda Jabuuti ka baxday lix bilood ka hor.

Maareeyaha Dekadaha Jabuuti Abubakar Cumar Xaddi ayaa go’aankan ku gacansaydhay, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top