Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxwaynihii Hore Ee Silaanyo Oo Maanta Ku Soo Aadan Hargaysa Iyo Xubno Xukumadiisi Ka Mid Ahaa Oo Soo Dhawayntiisa Ku Foogan+Moganaanta Xukumadda Muuse Biixi.

focus

Madaxwaynihii Hore Ee Silaanyo Oo Maanta Ku Soo Aadan Hargaysa Iyo Xubno Xukumadiisi Ka Mid Ahaa Oo Soo Dhawayntiisa Ku Foogan+Moganaanta Xukumadda Muuse Biixi.

(SLT-Hargeysa)-Madaxwaynihii Hore Soomaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Ayaa La Filayaa Inuu Maanta Amintu Markay Tahay 6:00 Subaxnimo Uu Ku Soo Dego Garoonka Diyaradaha Ee Magalada Hargaysa Ee Cigaal,

Madaxwaynihii Hore Silaanyo Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Ku Maqnaa Wadanka Isku Taga Imaraadka Carabta Kaasi Oo Ku Soo Qaadanayay Naasasho Ka Dib Markii U Dhamaaday Muddo Xileedkii U Qaranka Soomaliland U Hayay,

Magalada Hargaysa Ee Caasimada Soomaliland Ayaa Laga Dareemayaa Soo Dhawaynta Madaxwaynihii Hore Ee Soomaliland Oo Ay Qabanqaabinayaan Xubno Ka Mid ahaa Xukumadiisii Oo Isku Jira Wasiiro,Ku Xigeeno,Agaasimayaal Iyo Xilal Kale Duwan Kasoo Qabtay xukumadiisi Kuwaas Oo Iska Yimid Gooboladda Soomaiiland,

Hadaba Waxa Iswaydiin Mudan Xubnaha Ku Jira Xukumada Muuse Biixi Masoo Dhawayn Doona Madaxwyanihii Hore Oo Ku Abtirsada Xisbiga Kulmiye Mise Waxa Ay Noqondoonta Mid Ay Ku Koobnaata Xubno Ka Mida Xukamadiisi Oo Aan Xilal Ka Haynin Xukumada Hadda Talada Haysa,

Xubnahan Soo Dhawaynayaa Madaxwayne Silaanyo Ee Ka Tirsana Xukumadiisa Ayaa Isku Jira Xubno Kale Aragti Duwan Oo Badankoodi Saluugsan Yihiin Hanaanka Habsami Socod Ee Xukamada Madaxwayne Muuse U Wado,Halka Qaarkoodna Ay Ka Rajaynayaan Inay Xilal Ka Qabtaan Xukumadan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top