Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Walaalkii Oo Kaliya Ayaanu Caayin Dadkii Kale…” Ex. Wasiir Cali Mareexaan Oo Shaaciyay In Uu Maxkamad La Tiigsan Doono Guddoomiyaha Guddiga Daba-Galka Ee Golaha Wakiillad

focus

DAAWO: “Walaalkii Oo Kaliya Ayaanu Caayin Dadkii Kale…” Ex. Wasiir Cali Mareexaan Oo Shaaciyay In Uu Maxkamad La Tiigsan Doono Guddoomiyaha Guddiga Daba-Galka Ee Golaha Wakiillad

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee wasaaradda hawlaha guud ee Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida golaha wakiillada Somaliland ay ku eedeeyeen in uu lunsadoay Lacago kumanaan doollar ah ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsan doono guddidaasi ama se ay meel Public ah raalli galin ku siiyaan, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top