Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Somaliland Oo Geeriyooday

focus

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Somaliland Oo Geeriyooday

(SLT-Hargeysa)-Alleh ha u naxariistee waxaa magaalada London ee dalkaa Ingiriiska ku geeriyoodey Marxuum Xildhibaan Cabdiqaadir Askar Xassan oo ka mid ahaa mudayaasha golaha wakiillada Somaliland ee ka soo baxay gobalka Sool gaar ahaan deeganka Xudun.

Marxuumka ayaa la sheegay inuu mudooyinkii ugu danbeeyey ku xanuusanaayey halkaasi oo uu saaka ku geeriyoday.

Inaallilaah Waa Inaa Ilahay Raajucuun Alleh Ha U Naxariisto Marxuumka

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top