Mudo ku dhawaad ah lix bilood in ka badan ayaay Xukumada Hataan talada Haysaa ee uu Hogaminayoo Madaxweyne Muse Bihi Abdi dalkaan-ka ka arriminaysaa,Maqaamki siyasada Arrimaha Dibada iyo iskashiguna wuxu marayaa wakhtigi ugu litaay marka lo eego Xukumadihi talada dalkan ugaga horeyaay,
Waxa Xusid mudan Qarankaan priority kigisa kowaad ee shacaabkan uu baahi qabaan in aay tahay Ictiraaf buxa oo uu Qaranka Jamuriyyada Somaliland heelo taasna waay ku hungooben ,shacabku wuxu filayaay Heshiska DP WORLD iyo Somaliland wada galeen ee ku salaysanaa Deka Barbera “Berbera Port” iyo heshiski kale ee isna Saldhiga aha ee “UAE Base Barbera” ee yaadna Berbera laga sinayaay,inuu uu goo’yo ama aay ku ibsaadan Ictiraaf madama aay dekaad iyo dhuul saldhig ay bixinaya oo istiratijayaa.
Lkn may dhicin taas oo waxa lagu badashaay Shilimaad iyo Hanti laga samaysto UAE gudihisa waana taa kentaay in la sameyo Sharikaad uu gabilsan Somaliland Masharicda oo la yiri malgashiga ayay wakil inoga tahay,waxad yaadna yaab leh oo ila hadaa daadka sida daaw siyasada arrimaha dibada Somaliland ula socdaa aay is waydinayaan waa maxay sabaabta qarankan lo amini wayay ila madaxweynihisi iyo goolayashi sharcigu aay heshiska geybta Somaliland gelayaan ,oo la aminaay Sharikaad yar ‘’Company for Somaliland Investments” ?
Yadna waxa cajib badanayd oo fashil siyasadeed ahayd,Xidhidhka Somaliland iyo UAE oo xukumda Madaxweyne Muse Bixi Abdi ku handi-conaysaay iin aay Somaliland iyo UAE aay xidh wanagsan oo daaw wada leyihin oo aay ula tacamusho sidi dawlaad jirta oo la aqoonsan yahay,taaso in badan madaxda sare ee diplomacy yaada Somaliland ku ceel-celinayeen in badan,nasib xumo sheekagashadaas waxay noqotaay waxba-kama jiraan,waxayna cada-taay marki Wassir Dawlaha UAE Mr.Anwar Qarqash uu sheegay in haba yaratee xidh uu dhexeyaay UAE iyo Somaliland usaan Jirin oo aan UAE ula dhaqmin Somaliland Dawlaad jirta oo la aqoonsan yahay,oo aay marwalbaa aay UAE aay tagersaan tahay Midnimada Soomaliyeed,wada shaqayn toos ahna ka dhaxeyso Dawlada Federal Ka Soomaliya ,balse kaliyaa aay Somaliland ka taagerto halka mucawimada ‘’support humanitarians’’.
Taasi waxay ku tusaysaa Heshis-yada labada ah ee Xukumadan gashaay aayna ku badalan waax uu cuntama Qaranka Jamuriyyada Somaliland iyo Shacabkisa,balse aay ahayd khiyaano garan iyo “Interest” faido aay ugu jirtaay Xubnihi Heshyada soo saxeexay.
Xukumadu waxay xoog ugu mashquushay Heshyaadan marin habibiska ah oo waxay ku guul-daraysataay inay xidhidh daaw oo xurafaaysi saxibtinimo ah la samayso dalaalka jaarka ah,Uruur goboleedyada kala duwan ee geeskan aaynu ku noolnay ka jira iyo guud ahan calamka intisa kale.
Waxan taalo uso jeedinaya Madaxweynaha Qarankan Shacabkisu dorteen Mudane Musse Bixi Abdi inu daalkan iyo daadkisa uu tudho oo uu dhaarti uu ku dhaartay fuliyo,waxna ka badalo habka uu wado siyasada xidhidhka calaamka iyo iskashiga taasana qarankan uu faido ah,isagana sharaf iyo maamus uu ah.
Alle aya mahadleh
Xuseen Daahir Xaliye
Houssein Daher <houssein.awmoussa@gmail.com>
|
|
Jul 28 (4 days ago) |
|
|
|
Somali
English
Translate message
Turn off for: Somali
—
Houssein Daher
CEO/OWNER Muniserie/Alamuniom AW-MOUSSA
Djibouti CITY
AV 15,
Q.4,
P.O. Box 1550,
0025377237988
houssein.awmoussa@gmail.com