Connect with us

somalilandtoday.com

Qarax Galaaftay Siyaasiyiin Iyo Mas’uuliyiin Hore Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle

focus

Qarax Galaaftay Siyaasiyiin Iyo Mas’uuliyiin Hore Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle

(SLT-Buuhoodle)-Qaraxan weyn ayaa fiidkii hore ee caawa waxa uu ka dhacaya magaalada Buuhoodle waxaana la sheegayaa in qof walxaha qarxa ku xidhnaayeen uu beegsaday gaadhi ay saaraayeen mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulka Khaatumo garabka loogu yeedho Badbaado Khaatumo.

Sida ay dad goob joog ah BBC u sheegeen waxaa qaraxa ku dhintay Cabdifataax Maxamed Cali (Rodman) oo hore la taliye ugu ahaan jiray ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaliya Cumar Cabdirashiid cali, iyo wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Khaatumo, Axmed Maxamuud Doolaal.

Qaraxa noocan ah ayaa ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee ka dhaca magaalada Buuhoodle, waxaana dadka magaaladaasi ku dhaqan ay ku tilmaamayaan anfariir,

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top