Connect with us

somalilandtoday.com

Musuug-Masuuq Iyo Somali Waa Meheradoodii’ Dheeh

Articles

Musuug-Masuuq Iyo Somali Waa Meheradoodii’ Dheeh

Hubaal bulshadeena Soomaaliyeed iyaaga jecel taageera musuuq-masuuq iyo qabyalaad.

Waxaan aad uga xumahay Xukuumaddii Wax-Qabadka ee madaxweyne Xaji Axmed Siilanyo oo Xisbiigiisi Kulmiye ka abaal dhacay kuna tilmaamo Xukuumadii Musuq-masuuqa.

Sidaa taariikhda togan lagu ogyahay madaxweyne Axmed Siilanyo ila dowladii dhexe Soomaaliya wuxuu ka mid ahaa, raga masuuliyiinta faro ku tirisga ahaa ee neceba wax is dabo marin. Iyo Hanti dadweyne oo sifo sharci darro loo cuno ama’se lunsado.

Xukuumadda hada ee madaxweyne Muuse Bixii Cabdi hadday isaga fogeysoKulmiye horree iyo eeddahiisa saameyn intee leeg bay ku yeelan doonta wadajirka wada shaqeynta kalsoonida aasaasayaashii Xisbiga ?

Bal hadaba maxaa sanadahii ugu dambeeyey Xukuumaddi Axmed Siilanyo ka

dhex socday ee aynu ku tilmaami karnaa alsoona ?
Askhaas koox awoodii madaxweynaha ku takri falay oo aan eegayn danayn sumcada, iyo Taariikhda dahabka u leeyahay madaxweynu ku suntana.

anigoo aan cidna iyo magacyo farta ku fiqayn waxaa laga wada dheregsanyahay masuuliyiin badan ka tirsanaa xukuumadaas ay farto ku godnayd.

Masuuliyintii Wasaaradii Maaliyadda Hawlaha guud wasaaradii madaxtooyadda arrimaha dibeda oo ila hada kalsooni badan lagu qabin wasaaradaas arrimaha dibedda.

Cali C/laahii Ismaciil Dheeg

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

Wales,UK.

ajama2468@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top