Connect with us

somalilandtoday.com

Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Telefishanada Madaxa-bannaan Ee Somaliland

focus

Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Telefishanada Madaxa-bannaan Ee Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Khilaaf culus ayaa waxaa uu ka dhex qarxay telefishanada madaxa-banaan ee Somaliland kuwaas oo isla maanta soo kala saarey laba war saxaafadeed oo isku lidi ah .

Warsaxaafadeedka hore ayaa waxaa ay 5 telefishan ku sheegeen in ay ku hakiyeen wada shaqeyntii xarunta madaxtooyada Somaliland.

No automatic alt text available.

Halkan War Saxaafadeedkan danbe na ay 5 telefishan ay sheegeen in aanay war saxaafadeedkaas hore aaney la qabin isla markaana aan wax la tashi ah lagala sameynin.

Image may contain: text

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top