Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Saluugay Qodobo Ka Mid Ah Go’aamadii Maanta Laga Soo Saaray Shirkii Nabadeynta Ceel-Afweyn

focus

DAAWO: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Saluugay Qodobo Ka Mid Ah Go’aamadii Maanta Laga Soo Saaray Shirkii Nabadeynta Ceel-Afweyn

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta ka qeyb madashii lagu shaacinaayey go’aamadii shirkii nabadeynta ceel Afweyn ayaa madasha hadal uu ka jeediyey waxaa uu ku shaaciyey in qodobada qaarkood uu saluugay isla markaana aaney si dhab ah u tabaanen waxyaabaha ay labadan beelood isku dileen dhawrkii jeer ee hore, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top