Connect with us

somalilandtoday.com

“Waa Ayaan-darro In Haweenka Lagala Masuugo Kootada Ay Ku Yeelanayaan Barlamaanka” Xildhibaan Baar Siciid

focus

“Waa Ayaan-darro In Haweenka Lagala Masuugo Kootada Ay Ku Yeelanayaan Barlamaanka” Xildhibaan Baar Siciid

(SLT-Hargeysa)-Marwo Baar Siciid Faarax, oo ka mid ah Haweeynayda qudha ee ku jirta Golayaasha Sharci-dejinta, ayaa ka hadashay aragtideeda ku waajahan Kootada Haweenka ee uu dhawaan Madaxweynuhu u soo gudbiyey Barlamaanka, xilli la tilmaamay in aanay suurtagal ahayn in Kooto loo sameeyo Haweenka, iyada oo aan Dastuurka la furin, waxayna tilmaantay inay Haweenku xaq u leeyihiin in Kooto loo sameeyo.

Marwo Baar Siciid Faarax, oo u warantay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn tidhi “Haweenku waa aasaaska Bulshada, Haweenku waa udub dhaxaadka umadda, Haweenku waa seeska guriga, ee qoyska iyo qarankaba, in Haweenka kootada loo sameeyo, xaq bay u leeyihiin,waana ayaan daro in lagala masuugo kootada ay ku yeelanayaan Barlamaanka”

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top