Connect with us

somalilandtoday.com

“Ciidammo Dib Loo Soo Celinayaa Ma Jiraan…” Somaliland Oo Shaacisay In Aan Ciidmmada Qaranka Laga Soo Qaadi Doonin Deegaanka Tuke-Raq

focus

“Ciidammo Dib Loo Soo Celinayaa Ma Jiraan…” Somaliland Oo Shaacisay In Aan Ciidmmada Qaranka Laga Soo Qaadi Doonin Deegaanka Tuke-Raq

(SLT-Hargeysa)-Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxa Hargeysa ku sugnaa wefti ka socda Qaramada Midoobay iyo urur goboleedka IGAD, kuwaas oo wadahadallo iyo kulamo la lahaa mas’uuliyiinta Somaliland, xisbiyada siyaasadda iyo ururrada rayidka ah.

Weftiyadan ayaa u socday waanwaan la xidhiidha sidii loo damin lahaa colaadda iyo xiisadda ka taagan deegaanka Tukaraq.

Guddoomiyaha golaha wakiillada Baashe Maxamed Faarax, Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka warbixiyay halka ay marayso waanwaanta lagu xalinayo colaada Tuke-raq, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top