Connect with us

somalilandtoday.com

Agaasimihii Warfaafinta Ee Uu Maanta Xilka Ka Qaaday Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cadho Leh Uga Hadlay Xil Ka Qaadistiisa

focus

Agaasimihii Warfaafinta Ee Uu Maanta Xilka Ka Qaaday Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cadho Leh Uga Hadlay Xil Ka Qaadistiisa

(SLT-Hargeysa)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Cali Maxamed Cali (Cali-Caliyow) ayaa si cadho leh uga hadlay xilkaasi uu maanta ku sameeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.


Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Cali Maxamed Cali (Cali-Caliyow) ayaa qoraal uu ku faafiyay barta uu ku leeyahay facebook-ga waxa uu ku yidhi “Yar yarkan Bohogayslabe iyo kan sheeganayaa yaanay igu daalin. Wax kastaa waa Alxamdulilaah laba jeer, marna ilaahay baa qoray marna inaadeerkay baa i bedeley oo wax iga maqan ma jiraan. Ee ninkaad abtirsiinyo wadaagtaan oo qaarna xiqdi iyo xumaan hadlayaan qaarna ciil hadlayaan waxaan leeyahay haygu habsaamina”

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top