Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Farmaajo Oo Raali-Gelin Ka Bixiyay Dhiibistii Qalbidhagax

focus

Madaxweyne Farmaajo Oo Raali-Gelin Ka Bixiyay Dhiibistii Qalbidhagax

(SLT-Muqdisho)-Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Ururka ONLF, Admiral Maxamed Cumar Cusmaan uu sheegay in dawladda Somalia ay raali-galin ka bixisay dhiibistii Qalb-dhagax.

Admiral Maxamed Cumar ayaa dhinaca kale sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu u aqoonsan yahay go’aankii baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in Ururka ONLF yahay urur xaq u dirir ah.

Cabdikariim Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sannadii hore dowladda Somalia u gacan gelisay Ethiopia, balse dhammaadkii bishii hore ayaa xabsiga Ethiopia laga sii daayay, Halkan hoose kaga boggo

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top