Connect with us

somalilandtoday.com

Falastiin Iyo Israaiil Oo Laga Dhex Wado Dadaalo Xabad Joojin Ah.

focus

Falastiin Iyo Israaiil Oo Laga Dhex Wado Dadaalo Xabad Joojin Ah.

(SLT-Israa’iil)-Mr Nickolay Mladenov Isu duwaha wadahadalada nabadeed ee Qaramada Midoobay u xilsaartay Arimaha Bariga Dhexe ayaa mudooyinkaan waday wadahadalo lagu doonaayo in xabad joojin lagu dhex dhigo dawlada Israail iyo kooxaha hubaysan ee Dalka Falastiin, Mladenov oo ku sugan Qaahira ayaa wadahadalo la leh madaxda labada dawladood iyo madaxda hogaamisa dawlada ay deriska yihiin ee Masa , waxaana la sheegay in uu kala hadlayo sidii looga baaqsan lahaa rabshado iyo xasuuqyo kale oo ka dhaca Qaza.

Kumanaan Falastiniyiin ah ayaa ku dhintay qulqulatooyin ka dhacay Qaza taas oo dadka reer Falastiin ay kaga ashtakoonayaan dawlada Israaiil oo ay sheegeen in ay degaamaysanayaan dhul ay iyagu leeyihiin.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top