Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxda Beesha Dhulbahante Ee Somaliland Iyo Qaramada Midoobey Oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa + 4 Qodob Oo Lagu Xalinayo Collaada Tuke-Raq Oo Laga Soo Saaray

focus

Madaxda Beesha Dhulbahante Ee Somaliland Iyo Qaramada Midoobey Oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa + 4 Qodob Oo Lagu Xalinayo Collaada Tuke-Raq Oo Laga Soo Saaray

(SLT-Hargeysa)-Mas’uuliyiinta beesha Dhulbahante ugu jira xukuumadda iyo golleyaasha qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta Hargeysa kulan la yeesheen madax ka tirsab urur gobolleedka IGAD iyo qamarada midoobay waxaaney ka soo baxey kulankaasi Afar qodob oo xudun u noqon doona xalinta collaada degmada Tuka-raq ee Somaliland iyo maamulka Puntland, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top