Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Aayadihii Dadka Mas’uuliyiinta Lagu Akhriyay Ayaad..” Madaxweyne Muuse Biixi Oo U Jawaabay Wiil Yar Oo Ku Akhriyay Aaydo Qur’aan Ah Oo Ka Hadlaya Madaxda

focus

DAAWO: “Aayadihii Dadka Mas’uuliyiinta Lagu Akhriyay Ayaad..” Madaxweyne Muuse Biixi Oo U Jawaabay Wiil Yar Oo Ku Akhriyay Aaydo Qur’aan Ah Oo Ka Hadlaya Madaxda

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada marti-qaad gaar ah ugu sameeyey arday xafidday Qur’aanka kariimka ah.

Arday ka mid ah ardaydii dhammaystay qur’aanka ayaa kulankii Madaxweynaha ka akhriyay aayado qur’aan ah oo ka hadlay mas’uuliyad saaran dadka madaxda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa isagu ka filceliyay arrintan, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top