Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo La Kulmay Argagixiso Hore

focus

Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo La Kulmay Argagixiso Hore

(SLT-Itoobiya)-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo booqasho ku jooga dalka Maraykanka ayaa la kulmay Berhanu Nega oo sannadkii 2009 lagu xukumay dil isaga oo dalka ka maqan, waxaana lagu eedeeyay in uu isku dayay in uu afgambiyo dawladda.

Ururka Ginbot7 ee uu hoggaamiyo Berhanu ayaa argagixisada lagu daray, isla markaasna sharci darro ka ahaa dalkaas.

Balse baarlamaanka Itoobiya ayaa liiska argagixisada ka saaray, sharciga cusub ee saamaxaadda ayaana wadda u xaaraya cafintiisa.

Arrimahaas ayaa qayb ka ahaa tiro isbadallo ah oo Itoobiya ka dhacay tan iyo intii uu Abiy ra’iisulwasaare noqday bishii Abriil.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top