Connect with us

somalilandtoday.com

Qayrkii Ka Hadhe Waa Niinkii Qalay Walaalkii

Articles

Qayrkii Ka Hadhe Waa Niinkii Qalay Walaalkii

Reer sanaag waxa uu u yahay dayax ilaahay samada uga soo saaray gurcud dam ah waa samataliye ku dayasho mudan oo aarsiga wiilashiisii lagu dilay ceeryaan ka doorbiday walaalnimada iyo wada noolaanshaha dadkiisa xididka iyo xigaalka ah waxa uu horseeday taariikh ugub ku ah gayiga Somalida waxa ay waano fudud u tahay kuwa ceel-afwayn ku diirtay ubaxoodii ee boqolaalka walaalaha ah maalin walba kafanka u tolaya ee garan waayey intaa uu gartay gobonimadu waa u dhalasho ilaahay samir iyo iimaan kaha siiyo awlaadiisi badal khayrqabana ha siiyo umada reer Somaliland iyo Somalida waxan ugu baaqayaa inay samaha ka

taliyaan oo ay cafiska badiyaan

Mohamud Ismail
063-3926494

E-mail eaman044@mail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top