Connect with us

somalilandtoday.com

Dayax Madoobadkii Ugu Dheera Wakhti Badan Ayaa Caawa Laga Arkay Badi Caalamka.

focus

Dayax Madoobadkii Ugu Dheera Wakhti Badan Ayaa Caawa Laga Arkay Badi Caalamka.

(SLT-Hargaysa )Dayax madoobaadkii ugu dheeraa qarnigan ayaa caawa laga arkay inta badan caalamka, sida hore loo saadaalinayay ayaa caawa uu Dayaxu madoobaaday, iyadoo Dayaxu uu gebi ahaanba dahaadh madow ahi ku qaraoomay..

Dayax madoobaadka ayaa laga arkay meelo ka mid ah Somaliland Iyo Geesta   Afrika, waxaana uu socon doonaa illaa afar saacadood.

Meelo ka mid ah magaalada Hargaysa  iyo gobolada dalka ayaa waxaa ka bilowday Alle bari, iyadoo masaajidada laga oogay Salaad.

Sidoo kale dadweyne fara badan ayaa sida caadada ah waxay bilaabeen inay waddooyinka magaalooyinka  isugu soo baxaan, iyagoo alle bari sameynaya.

Somalilamdtoday/Hargaysa/ Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top