Connect with us

somalilandtoday.com

27 Sanno Kadib Maanta Waxa Haboon In Soomaali Tashato Oo Ciddna Dhex Dhexaadin Somaliland Iyo Somaaliya . W/Q Mubaarik Fooje

Articles

27 Sanno Kadib Maanta Waxa Haboon In Soomaali Tashato Oo Ciddna Dhex Dhexaadin Somaliland Iyo Somaaliya . W/Q Mubaarik Fooje

Isbadalladda Xawliga ku Socdda ee Geeska Africa iyo Duniddaba waa Fariin Cad Oo ah in Dunidda 10 Sanno ee Soo Socdda wax weyn iska badalayaan taaso lamaaganayahy in laga Fikiro ilaa 100 Sanno ama Qarni kadib .

Tashigu kama madhna iskaashi Milatari mid Duulaan iyo Mid Siyaasddeed taasi waxay u baahanatahay in fiiro dhugasho Xoogan laga yeesho .

In Faraha laga qaaddo wax kasta Oo Collaad Somaali dhexdeedda ah lagana tashaddo in la midoobbo lana dhiso Dawaladd Xoogan la Qorro Milatari iyo Ciidan .

La dhiso dhaqaale Cagaa isku taaga oo dawaladnimo isla markaana laga Guddbo Qabiiladdan iyo Arimahan hoose ee Xaafadda

dhaafsiisanayn .
Xaaladda Geeska kasoo Cosboonatay ee daaran heshiiska Dawaladha Ethiopia iyo Eritrea Oo Muddo Collaad Xoogan ka dhaxaysay ayaa hal mar laga gaadhay heshiis is afgarad buuxa

Taasi waa arin u baahan feejignaan iyo in Dawaladda Somaaliya ee Maanta jirta loo ogolaadda in wakhtiga loo ogolaaddo madaama ay dadaalayaan inay sii waddaan Dariiqadda nabada Xasilinta umadda Somaaliyeed .

Somaliland Dadaal wanaagsan Xaga nabada ah iyo wax qabsi bulshada ah waa jiraa waxaan Maamulka halkaa ka jira kula talinayaa in dib loo bilaabo wadda hadaladii Somaliland iyo Somaaliya Maanta uma baahnin kala Go iyo kala tag ee waxa umadda dan u ah is raac iyo midnimo walaalnimo .

Waxaan kula talinayaa shacuubta somaalidda meel kastoo joogan inaa ka talisaan midnimadda umadda Somaaliyeed .

Mubaarik keyse Fooje

Doha Qatar

Email Mubaarikeldhag2@Gmial.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top