(SLT-Garoowe)-Warar aanu helayno ayaa sheegaya in raysal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu safar ku tegi doono maamulka Puntland dhawaan. Wuxuu noqonayanaaa safarkiisii ugu horeeyey ee ku tago magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, Halkan hoose ka DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=i7cSDHrFYjQ