Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Dirawaliinta Basaska Iyo Dadweynaha Degmada Maxamuud Haybe Ee Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Shaqo-Joojin Ay Maanta Sameeyeen

focus

DAAWO: Dirawaliinta Basaska Iyo Dadweynaha Degmada Maxamuud Haybe Ee Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Shaqo-Joojin Ay Maanta Sameeyeen

(SLT-Hargeysa)-Basaska u baxa degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa ayaa saaka shaqo-joojin sameeyay. Waxay ka cabanayaan waddo xumo iyo Parking la’aan.

Dadweyne badan oo markay shaqo tagayaan basaska raaci jiray ayaa saaka lug ku tagay suuqa, halka kuwo kalena ay qiimo ka qaalisan basaska ay ku raaceen Tagaasida, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top