Connect with us

somalilandtoday.com

Cabdiweli Gaas Iyo Wakiilka Xog-hayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Ka Wadahadlay Dagaalka Tuke-raq Ee Somaliland Iyo Puntland

focus

Cabdiweli Gaas Iyo Wakiilka Xog-hayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Ka Wadahadlay Dagaalka Tuke-raq Ee Somaliland Iyo Puntland

(SLT-Garoowe)-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xarunta madaxtooyada Puntland ee dulleedka magaalada Garoowe ku qaabilay wafti uu hoggaaminayay wakiilka gaarka ah ee xoghaya guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, Michael Keating oo wada-hadal gaar ah ay yeesheen, waxaanay ka si gaar ah uga wada-hadleen xaaladda deegaanka Tukaraq , halkaas oo ay isku horfadhiyaan ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top