Connect with us

somalilandtoday.com

30 Sanno Ka Dib Diyaaradihii Hargeysa Duqeeyay Iyo Xasuusta Ay Kaga Tageen Dadkii Goobjoogaa Ahaa Wakhtigaa

focus

30 Sanno Ka Dib Diyaaradihii Hargeysa Duqeeyay Iyo Xasuusta Ay Kaga Tageen Dadkii Goobjoogaa Ahaa Wakhtigaa

(SLT-Hargeysa)-Waxaa hadda laga joogaa 30 sano markii diyaarado ay lahayd dowladdii militariga ee Soomaaliya ay duqeeyeen magaalada Hargeysa.

Duqayntaasi iyo guud ahaan dagaalkii ka socday Somaliland ayaa waxa wali xusuustaa dad badan oo xilligaasi goob joog u ahaa.

Hadaba si aan dib loogu milicsano dhacdadaasi ayaa waxa warbixintan ka diyaariyay Bashkas Jug soo dhacay oo imika Hargeysa ku sugan, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top