Connect with us

somalilandtoday.com

Waa ayo Civil Society-gu…W/Q Prof Cabdi Cali Jama

Articles

Waa ayo Civil Society-gu…W/Q Prof Cabdi Cali Jama

Waa ayo Civil Society-gu
————————
Waa adiga, aniga, oday dhaqameedyada, wadaadada, ururada bulshada, NGo-yada IWM.
Qofku kaligii buu noqon karaa Civil soiciety; urur-kuna wuxu noqon karaa Civil society.
Waxa shardi ah:
1-in aad dawladda ka madax bannaan tahay-non government
2-in aanad macaash doon ahayn-non profit
Taa macnaheedu ma aha in aanad dawladda

la shaqaynayn; way is dhammaystirayaan dawladda iyo Civil society-gu iyagoo xaqa iyo sharciga isku soo dabbaalaya.
Waddan-ka in ay dimuqraadiyaddu ka tisqaaday waxa lagu gartaa wuxu yeeshaa Civil society adag oo waraabisa geedka dimuqraadiyadda, sarraynta sharciga iyo maamul wanaagga.
Abdo; Civil society activist; Noolaada; Noolaada.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top