Connect with us

somalilandtoday.com

Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe Oo Kulan Sagootin Ah London Loogu Qabtay +SAWIRRO

focus

Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe Oo Kulan Sagootin Ah London Loogu Qabtay +SAWIRRO

(SLT-London) Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe oo kamid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa kulan sagootin ah loogu qabtay magaalada London ee carunta waddanka Ingiriiska.

Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe oo muddooyinkii u danbeeyay kulano soo dhawayn Ah loogu qabtay magaalooyinka Birmingham, Cardiff, Liverpool, Iyo Sheffield ayaa dhammaantood wuxuu kulamo la yeeshay jaaliyada ku dhaqan magalooyinka.

Kulankan Ugu danbeeyay ee ka qabsoomay London ayuu Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe Ugu mahadnaqay dhamaman magalooyinkii laga soo dhaweeyay. Isagoo sheegay inuu dhawaan Dadkii u safri doono wixii talooyin ahna ay is dhaafsadeen.

Somalilandtoday/London/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top