Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif Oo Ka Qayb-galay Furitaanka Xafiis Ganacsi Oo Ay Somaliland Ka Furatay Dubai Iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray

focus

DAAWO: Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif Oo Ka Qayb-galay Furitaanka Xafiis Ganacsi Oo Ay Somaliland Ka Furatay Dubai Iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray

(SLT-Dubai)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku sugan Imaaraadka Carabta ayaa xadhiga ka jaray xafiis Ganacsi oo ay Somaliland ka furatay Dubai.

Faysal Cali Waraabe iyo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka qayb-galay furitaankii Xafiiska Ganacsiga Somaliland ee magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top