Connect with us

somalilandtoday.com

Camal kayga Ha Raacin- Carab kayga Raac (faysal Cali Waraabe)

Articles

Camal kayga Ha Raacin- Carab kayga Raac (faysal Cali Waraabe)

Salaan bahda saxaafada Hadhwanaagnews iyo dhamaan reer Somaliland oo dhan meel kasta oo ay ku nool yihiin

Gud. faysal Cali Waraabe oo ahaa oo ahaa nin ka ugu cad cad u jaabista xukuumada Muqdisho … ayaa maanta ka farmaajo gacanta qabsaday ..waxay noqotay ..arin yaab leh..

Hada maxaa kelifay in uu gacanta qabsado ..farmaajo
anigu waxaan qabaa in faysal Cali Waraabe ..xukumada Somaliland kalsho kala baxay… oo noqday

style=”margin-top: 0px; margin-bottom: 0px; text-align: justify;”> Saaxiibka Xukuumada Somaliland
Af- hayeen ka Xukuumada
Difaaca- ha Xukuumada Somaliland
Gacan yaraha xukuumada Somaliland
La- taliyaha Xukuumada Somaliland
Muxaafid mucaarad ka Xukuumada Somaliland

Arimaha kor ku husan..waxay Gud.faysal Cali Waraabe u fududaysay..in uu metelo xukuumada Somaliland oo ka qayb galo shirar ka….Oo ka farxiyo Xukuumada Somalia..ka na horyimaado qadiyada Somaliland ee mudada dheer laga soo shaqaynayey………xukuumada

Somaliland noqoto xukuumad Faysal u afduuban..doorashadii ka dib..

Murtida maanta ..waxa weeye
faysalow ma waxaan ku moodayey..mise waxaad noqotay

Waxa nu ku moodaynay …nin Somaliland u maqan ..waxa se noqotay in Somaliland ku maqan…..

Salaan sare Dhamaantiin

Suleiman Adan Dheere
sjama24@hotmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top