Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Iyo Safiirka Ingiriiska Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Sidii Dib Loogu Bilaabi Lahaa Wada-Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya

focus

Madaxweyne Biixi Iyo Safiirka Ingiriiska Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Sidii Dib Loogu Bilaabi Lahaa Wada-Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka waddanka UK u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador David Concar oo booqasho ku jooga dalka.

Kulankan oo maanta ka qabsoomay xarunta madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii uu soo dhammaaday, waxa warbaahinta uga warramay Af-hayeenka madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac, waxaana isaga oo sharraxaya kulanka madaxweynaha iyo safiirka, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top