Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Shirkii Brussels, Nabadaynta Ka Socoda Ceel-afweyn Iyo Doorashooyinka Sannadka Soo Socda Qorshaysan

advertise

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Shirkii Brussels, Nabadaynta Ka Socoda Ceel-afweyn Iyo Doorashooyinka Sannadka Soo Socda Qorshaysan

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si faah-faahsan uga hadlay, shirkii dhawaan lagu soo gebo-gebeeyey magaalada Brussels ee xarunta dalka Beljamka ee lagaga hadlayey arrimaha Soomaaliya, nabadaynta lagu turxaan-bixinayo beelaha walaalaha ah ee ka socota degmada Ceel-afweyn iyo doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee sanadka soo socda dalka ka qorshaysan, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top