Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Markii Aanu Garoowe U Baxaynay Waanu La Kulanay Madaxweyne Muuse Wuuna..” Ergadii Garoowe Oo Mar Kale Hadashay

focus

DAAWO: “Markii Aanu Garoowe U Baxaynay Waanu La Kulanay Madaxweyne Muuse Wuuna..” Ergadii Garoowe Oo Mar Kale Hadashay

(SLT-Hargeysa)-Axmed Aadan Buuxane oo ka mid ah ergo Somaliland ka tagtay oo Garoowe u tagay arrimo nabadeed ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay wixii madaxweyne Biixi ka ogaa socdaalkooda waxaanu sheegay in madaxweynuhu ku faraxsana in ay bilaaban dhexdhexaadin ay Somalia ugu tagaan.

Waxa uu sheegay in aanay suuro galin la kulanka Cabdi Wali Gaas, islamarkaana arrintani ula muuqatay mid adag oo dhinacyadu kala taaggan yihiin meelo kala fog iyagana aanay jirin wax go’aan ah oo ka go’aya Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top