Connect with us

somalilandtoday.com

20 Sanno Kaddib Maxaa U Qabsoomay Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Dambiyada Ee ICC?

focus

20 Sanno Kaddib Maxaa U Qabsoomay Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Dambiyada Ee ICC?

(SLT-Hague)-Bishan July sanadkii 1998-kii (sideed iyo sagaashankii) waxaa la aasaasay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ee ICC, ujeedkana waxa uu ahaa sidii ay cadaalad u heli lahaayeen dadka ay waxyeellada ka soo gaarto dambiyada dagaal, xasuuqa iyo dambiyada ka dhanka ah aadanaha.

THE HAGUE, NETHERLANDS – JULY 23: View of the International Criminal Court as Dutch prosecuters consider a war crimes investigation of the Malaysia Airlines crash July 23, 2014 in The Hague, The Netherlands. Malaysia Airlines flight MH17 was travelling from Amsterdam to Kuala Lumpur when it crashed killing all 298 on board including 80 children. The aircraft was allegedly shot down by a missile and investigations continue over the perpetrators of the attack.

20 sanno kaddibse waxaa su’aal la galinayaa in maxkamaddu ay ku guulaysatay ujeedooyinkaasi loo aasaasay.

Kiisaska ugu badan ee horyaal maxkamadda waxay la xiriiraan Afrika iyo guud ahaan dunida saddexaad.

Qaar ka mid ah dalalka Afrika ee saxiixay heshiiskii Rome ee maxkamaddan lagu aasaasay ayaa ku gooddiyay inay isaga baxayaan haddii aanan wax laga badelin qaabka ay u shaqeyso.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top