Connect with us

somalilandtoday.com

“Somaliland Ma Joogto Shirka Biljimka Ee Lagaga Hadlayo Arrimaha….” Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

focus

“Somaliland Ma Joogto Shirka Biljimka Ee Lagaga Hadlayo Arrimaha….” Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in aanay Somaliland qayb ka ahayn shir magaalada Brusells ee caasimadda Biljimka uga furmaya Soomaaliya iyo dalalka daneeya. Waxa shirka jooga madaxda maamul goboleedada iyo madaxda Federaalka oo Madaxweyne Farmaajo hoggaaminayo.

Danjiraha Soomaaliya ee midowga Yurub Cali Siciid Fiqi iyo guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa Faysal Cali Waraabe shalay ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Brussels ee dalka Belgiumka.

Warar xog-ogaal ah aanu ka helaynaa shirka ayaa waxa ay sheegayaan in Faysal Cali Waraabe ka qayb-galayo shirkan isaga oo metelaya xukumadda maaddaama uu galangal badan u leeyahay laakiin, lama oga suurta galnimada in uu fadhiisto shir madaxweyne Farmaajo guddoominayo iyo ujeedka laga leeyahay in Faysal ka qayb galo shirkaasi, Halkan hoose kaga boggo warkan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top