Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg-deg Ah: Ismaaciil Hurre Oo Ka Hadlay Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi

focus

War Deg-deg Ah: Ismaaciil Hurre Oo Ka Hadlay Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo goordhaweyd saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay kulan ay dhawaan qasriga Madaxtooyadda uu kula yeeshaya Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.


Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ayaa soo bandhigay shan qodob oo ay ka wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Shanta qodoba ayaa waxa ay kala ahayeen:

1- Isbaddalka Itoobiya
2- Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaliya
3- Xaaladda Tukaraq
4- Xaaladda Ceel-Afwayn
5- Shirkii Beesha Garxajis

Goor dhaw filo muuqaalka warkan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top