Connect with us

somalilandtoday.com

Mucaaridka Jabuuti Oo Walaac Ka Muujiyay Heshiiska Dhex-Maray Itoobiya Iyo Eritrea + Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Dalkeeda

focus

Mucaaridka Jabuuti Oo Walaac Ka Muujiyay Heshiiska Dhex-Maray Itoobiya Iyo Eritrea + Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Dalkeeda

(SLT-Jabuuti)-Ka dib markii madaxweynaha Eritrea Isias Afawerqi uu booqasho shalay ku tagay magaaladda Addis Ababa ee xaruunta dalka Ethiopia, ayaa qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka Jabuuti oo ay deris yihiin labada dal ee Ethiopia iyo Eritrea waxay walaac ka muujiyeen heshiiska labada dal iyo saamaynta uu ku yeelan karo xurgufta u dhaxaysa Jabuuti iyo Eritrea, Halkan hoose kaga boggo warkan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top