Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Salaadii Jimcaha Kula Tukaday Qaar Ka Mida Shacabka Reer Ceel-afweyn +SAWIRRO

focus

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Salaadii Jimcaha Kula Tukaday Qaar Ka Mida Shacabka Reer Ceel-afweyn +SAWIRRO

(SLT-Ceel-afweyn)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta salaadii jimcaha kula tukaday shacabka ku dhaqan magaalada Ceel-afweyn, waxaana halkaasi khudbaddii jimcaha ka akhriyay Sheekh Cabdilaahi Xaashi (Bar-baraawi) oo ka mida ergada nabadda u joogta ceel-afweyn, isla-markaana halkaasi ka akhriyay khudbad taabanaysa qiimaha uu Alle agtiisa ka leeyahay dhiiga islaamku, iyo sida ILLAHAY u adkeeyay in si bilaa micno ah loo daadiyo dhiiga islaam.

Image may contain: 10 people, people sitting, shoes and indoor

Image may contain: 1 person

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 1 person, indoor

Image may contain: one or more people, people standing and indoor

Image may contain: 5 people, wedding, crowd and indoor

Image may contain: 7 people, people sitting and wedding

Image may contain: one or more people

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top