Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Itoobiya + Waxyaabihii Ay Ka Wada-Hadleen +SAWIRRO

focus

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Itoobiya + Waxyaabihii Ay Ka Wada-Hadleen +SAWIRRO

(SLT-Addis Ababa)-Wasiirka arimaha debeda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Itoobiya,kulankan oo saacado badan qaatay waxaa lagaga wada hadlay sidii labada dawladood usii xoojin lahaayeen, cilaaqaadka ka dhexeeya dawlada Somaliland iyo Itobiya.

Image may contain: 4 people, including Lawyer Abdirahman A Hassan, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 2 people

Image may contain: 1 person, standing and suit

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit

Wasiirka arimaha debeda Somaliland,waxa uu dawlada Itoobiya u bandhigay fursado ganacsi oo ka banaan dawlada somaliland sidoo kale waxa wasiirku dhigiisa kala hadlay sidii loo fududayn lahaa isku socodka labada dal,maadama oo ay labada wadan ee Itoobiya iyo Somaliland oo danwadaaga.

Ugu danbayn xukuumada somaliland ayaa u muuqata inay doonayso inay ka faa,iidaysato isbedelka hanaqaaday ee ka bilaamay wadanka itobiya,kaas oo saamayn weyn ku yeeshay wadamada geeska africa

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top