Connect with us

somalilandtoday.com

Ninka Afrika Ugu Taajirsan Oo Baadi Goobaya Gabadh Uu Guursado

focus

Ninka Afrika Ugu Taajirsan Oo Baadi Goobaya Gabadh Uu Guursado

(SLT-Nigeria)-Ninka Qaarada Afrika loo diiwaan geliyay in uu yahay ka ugu taajirsan oo lagu magacaabo Aliko Dangote ayaa baadi goob ugu jira sidii uu u heli lahaa gabadh uu Guursado.

Ninkan oo uu warkiisa soo tabiyay Wargeyska Ka soo baxa UK Ee Financial Times ayaa u sheegay wargeyskaasi in uu weli baadi goob ugu jiro sidii uu heli lahaa gabadhii nolosha la wadaagi lahayd.

Aliko Dangote oo ay hadda da’diisu marayso 61 sano ayaa waxa uu dhalasho ahaan ka soo jeeda Waddanka Nigeria.

baraha bulshaddu ay ku kulanto ayaa durba lagu arkay sawirkan iyo dalabkiisa, waxaana la wada sugayaa bal goorta uu ku guulaysan doono dalabkiisan guur ee uu baraha bulshada ku faafiyay.

Xigasho: BBC

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top