Connect with us

somalilandtoday.com

Maxaabiis Kale Oo Lag Sii Daayey Xabsiga Loo Yaqaano Jeel Ogaadeen Iyo Ururo Sheegay Inay Jiraan Dad Kale Badan Oo Wali Xidhan

focus

Maxaabiis Kale Oo Lag Sii Daayey Xabsiga Loo Yaqaano Jeel Ogaadeen Iyo Ururo Sheegay Inay Jiraan Dad Kale Badan Oo Wali Xidhan

(SLT-Hargeysa)-Xabsiga loo yaqaano Jeel Ogaadeen ee magaalada Jig-Jiga ayaa waxa laga sii daayey maxaabiis tiro badan oo qaarkood muddo aad u dheer halkaas ku xidhnaa.

Hase yeeshee, ururka SRAJ ee Caddaaladda iyo Siyaasadda ee Gobolka Soomaalida ayaa sheegay in tirada la sii daayey ay aad uga yar tahay ta maamulka sheegay, walina ay jiraan dad xabsiga magaalada Jigjiga ku xidhan

Ahmed Gurxan oo ah Guddoomiye Kuxigeenka Ururka Caddaalada iyo Siyaasada gobolka Somalida ayaa asagoo ku sugan dalka Swizerland khadka telefoonka ugu waramay Sahra Cabdi Axmed oo Washington joogta, Halkan hoose kaga boggo

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top