Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Guddigii Nabadaynta Deegaanka Ceel-afweyn Oo Ka Hadlay Amaro Cusub Oo Ay Maanta Soo Saareen

focus

DAAWO: Guddigii Nabadaynta Deegaanka Ceel-afweyn Oo Ka Hadlay Amaro Cusub Oo Ay Maanta Soo Saareen

(SLT-Ceel-afweyne)-Wafdigii nabadaynta Deegaanka Ceel-afweyn oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay guriga martida ee degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag iyagoo ka hadlay halka ay u marayso hawshii nabadaynta ee ay halkaasi u joogeen muddo soona saaray 4 qodob oo lagu adkaynayo nabad-galyada, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top