Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa +SAWIRRO

focus

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa +SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo salaasa ah taariikhduna tahay, 10-07-2018 kulan gaar ah la qaatay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, xubinna ka ah xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 1 person

Image may contain: one or more people and beard

kulankaasi ayaa kusoo dhammaaday is afgarad, waxaana ay madaxweynaha iyo siyaasigu isla qaateen inay si joogto ah uga wadashaqeeyaan danta guud iyo horumarka qaranka.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top