Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Maayirka Hargeysa Oo Shaaciyay In Wada-hadallo U Socdaa Madaxweynayaha Iyo Qoys Sheegay In Madaxweyne Muuse Uu Ku Haysto Beertooda

focus

DAAWO: Maayirka Hargeysa Oo Shaaciyay In Wada-hadallo U Socdaa Madaxweynayaha Iyo Qoys Sheegay In Madaxweyne Muuse Uu Ku Haysto Beertooda

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha deegaanka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa waxa uu shaaciyay in wada-hadallo ay ka dhex bilaabeen qoyska iska leh beer la doonayo in loo raro Madaxtooyadda oo sheegay in uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku haysto beertooda, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top