Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Aniga Oo Qaawan Oo Cagga Cad Ayaa Itoobiya Laygu Wareejiyey..” Qalbi-Dhagax Oo Ka Sheekeeyay Qaabkii Ay Dawladda Soomaaliya Ugu Wareejisay Itoobiya

focus

DAAWO: “Aniga Oo Qaawan Oo Cagga Cad Ayaa Itoobiya Laygu Wareejiyey..” Qalbi-Dhagax Oo Ka Sheekeeyay Qaabkii Ay Dawladda Soomaaliya Ugu Wareejisay Itoobiya

(SLT-Nairobi)-Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax oo dhowaan laga soo daayey Xabsi ku yaallo dalka Itoobiya balse ku sugan Magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Munaasabad loo sameeyey ka sheegay hadalkaas.

Qalbi-Dhagax ayaa Bulshadii ka qeyb gashay Xaflada oo isugu jiray, Xildhibaano,Siyaasiyiin iyo qeybahaa kala duwan ee Bulshada ku nool Magalada Nairobi uga sheekeeyey qaabkii dowladda Soomaliya ugu wareejisay dowladda Itoobiya, iyo sidii looga dhoofiyey Muqdisho, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top