Connect with us

somalilandtoday.com

Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Cardiff Ee Dalka Ingiriiska +SAWIRRO

focus

Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Cardiff Ee Dalka Ingiriiska +SAWIRRO

(SLT-Cardiff)-Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe Oo Todobaadyadii La Soo Dhaafay Safar Ku Maraayey Qaarada Yurub Ayaa Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Cardiff Ee Dalkasi Ingiriiska Waxaana Suldaanka Soo Dhaweeyey Jahliyadaha Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Magaalada Kaadhuf.

Halkaasi Oo Ay Kulamo Ay Iskaga Xog Waraysanayan Xaalada Dalka Iyo Doorka Qurba Joogtu Kaga Jirto Horumarka Ka Socda Dalka Jamhuuriyada Somaliland.

Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe Ayaa Ugu Horayn Soo Dhawaynta Uga Mahad naqay Jahliyadaha Reer Somaliland Ku Dhaqan Magaalada Cardiff Waxaana Uu Si Fah Faahsan Uga Waramay Xaalada Dalka.

Sidoo kale Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe Intii Uu Socdaalkisi Ku Guda Jiray Waxaa Uu Jahliyadaha Reer Somaliland Ku Dhaqan Magaalada Kaadhuf Uu Kulamo Iyo Xog waraysi Kula Qaatay Hotelada Magaaladasi Cardiff

Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe Ayaa Intii Uu Ku Gudo Jiray Safarkiisa Waxa Jahliyada Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Magaalooyinkan Magaaloyinka Sheffield ,Birmingham ,liverpool, London ,OSLO, Uu Kala Kulmay Soo Dhawayn Balaadhan,

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top