Connect with us

somalilandtoday.com

Akhri: Saamiga Beelaha Ee Agaasimayaasha Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaaradaha Iyo Hay’addaha Dawladda Somaliland.

advertise

Akhri: Saamiga Beelaha Ee Agaasimayaasha Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaaradaha Iyo Hay’addaha Dawladda Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Saamiga beelaha ee agaasimayaasha maamulka iyo lacagta ee wasaaradaha iyo hay`addaha dawlada ayaa 47 isugu jira wasaaraddo iyo hay’addaha kale ee dawlada ay ku leeyihiin beelaha habar awal 27 taas oo u dhiganta 59%.

Agaasime waaxeedka maamulka iyo lacagta ayaa ah kuwo horseed u ah musuqmaasuqa hadheeyay dawlada, waxaanay arintani muujinaysaa inay beeshaasi haysato awooda maamul ee miisaaniyada dalka gaar ahaan wasaarada iyo hay`addaha kale ee ugu dhaqaalaha badan, agaasimayaashani waxa kale oo qayb laxaad leh ka yihiin shaqaalaha wasaarada ama hay`ad waliba qaadanayo.

Wasaaraddaha

No

Magaca

Wasaaradda

Reerka

1

Maxamed Cismaan Dube

W. Arimaha Gudaha

H. Awal/ Sacad Muuse

2

Aniisa Xuseen Cali

W. Gaashaandhiga

H. Awal/ Sacad Muuse

3

Xasan Cabdi

W. Beeraaha

H. Awal/ Sacad Muuse

4

Ismaaciil Haybe

W. Ganaciga, Warshadaha iyo Dalxiiska

H. Awal/ Sacad Muuse

5

Xamda Yuusuf Aadan

W. Shaqo galinta iyo Arimaha Bulshada

H. Awal/ Sacad Muuse

6

Yuusuf X. Axmed Maxamuud

W. Diinta iyo Awqaafta

H. Awal/ Sacad Muuse

7

Mowliid Gaboobe

W. Xidhiidhka Golayaasha iyo Dastuurka

H. Awal/ Sacad Muuse

8

Maxamed Ismail

W. Madaxtooyada

H. Awal/ Sacad Muuse

9

Xuseen Xasan Cabdi

W/ maaliyada AG/ ku xigeen

H. Awal/ Sacad Muuse

10

Farxiya Dubad

W. Waxbarashada

H. Awal Cise Muuse

11

Jaamac Cabdi Cismaan

W. Gaadiidka iyo Wadooyinka

H. Awal/ Ciise Muuse

12

Cabdillaahi Ibraahim Maxamuud

W. Boosaha iyo Isgaadhsiinta

H. Awal/ Ciise Muuse

13

Asad Maxamed Maxamuud

W. Maaliyada

Habar Jeclo/ Maxamed Abokor

14

Cabdirisaaq Xasan Jibriil

W. Macdanta iyo Tamarta

Habarjeclo/ Muuse Abokor

15

Cismaan Jaamac Cabdillaahi

W. Qorshaynta Qaranka

Samaroon/ Jibriil Yoonis

16

Xasan X. Maxamuud Muxumed

W. Warfaafinta

Samaroon/Reer Nuur

17

Cabdikariim Barako

W. Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

Samaroon/ Habar Carfaan

18

Maxamuud Jaamac Dhahar

W. Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga

Harti/ Warsangeli

19

Axmed Maxamed Cali

W. Biyaha

Harti/ Warsangeli

20

Suhuur Maxamed Cabdillahi

W. Deegaanka iyo Horumarinta R. Miyiga

Garxajis/ Ciidagale

21

Cabdiqani Xasan Axmed

W. Arimaha Dibada

Garxajis/ Ciidagale

22

Hodan Maxamed Xasan

W. Caafimaadka

Harti/ dhulbahante

23

Sharmaarke Maxamed Saalax

W. Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryaynta

Warsangeli

24

Muna Ibraahim Cumar

W. Cadaalada

Madigaan

25

Wali Lama Magacaabin

W. Maalgashiga

 

Baarlamaanka, Maxkamada Sare iyo Hay`addaha Madaxa Banaan

26

Faaisa Sh. Maxamed Axmed

Golaha Guurtida

H. Awal/ Sacad Muuse

27

Farax Ibraahim Gamuute

Golaha Wakiilada

H. Awal/ Sacad Muuse

28

Sahra Ismaaciil

Maxkamada Sare

H. Awal/ Sacad Muuse

29

Amaal Cabdiraxman

Hayadda Shaqaalaha

H. Awal/ Sacad Muuse

30

Faadumo Jaamac Ibraahim

Hanta dhawraha Guud

H. Awal/ Sacad Muuse

31

Maxamed Aadan Maxamed

Xeer ilaaliyaha Guud

H. Awal/ Sacad Muuse

32

Hibo Ciise

Dhawrista Tayada

H. Awal/ Sacad Muuse

33

Hodan Axmed Shiil

Dib udejinta iyo Barakacayaasha

H. Awal/ Sacad Muuse

34

Ismaaciil Burco

Gudida Qandaraasyada

H. Awal/ Sacad Muuse

35

Siciid Jaamac

Hay`adda Wadooyinka

H. Awal/ Sacad Muuse

36

Maymuuna Caydiid Ducaale

Xisaabiyaha Guud

H. Awal/ Sacad Muuse

37

Xaliimo Cabdiraxmaan

Ka hortaga Aafada iyo Kaydka Raashinka

H. Awal/ Sacad Muuse

38

Amran Cabdi Ismaaciil

Baanka

H. Awal/ Ciisu Muuse

39

Cismaan Timawayne

Hay`adda Dekada Somaliland

H. Awal/ Ciise Muuse

40

Cismaan Maxamed Cabdi

Hayadda Duulista iyo Madaarada

Habar jeclo/ Muuse Abokor

41

Saynab Ciise Cabdi

Garyaqaanka Guud

Harti/ Warsangeli

42

Xamda Saleebaan Daahir Afqarshe

Gudida Maamul HIV/AIDS

Harti/ Dhulbahante

43

Cabdiraxmaan Siciid

Guddida doorashooyinka Qaranka

Harti/ Dhulbahante

44

Cabdikariim Cabdillaahi Cumar

Madbacada Qaranka

Samaroon/Maxamed Case

45

Cabdirisaaq Waysaale

Maamul Wanaaga

Arab/ Subeer Celi

46

Hana Cabdi Daa`uud

Xuquuqul Insaanka

Ayuub

47

Rooda Abdilahi

Wakaaladda Biyaha , Hargeisa

Habar awal/ Sacad Muuse

Habar Awal 27  , Sacad Muuse 22  , Ciise Muuse 5 , Habar Jeclo 3 , Muuse Abokor 2  , Maxamed Abokor 1  , Harti 7 , Warsangeli 4 , Dhulbahante 3  , Samaroon 4 , Garxajis/ Ciidagale 2 , Arab 1  , Ayuub 1 , Madigaan 1

Total 46

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top