Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Af-meeray Khilaafkoodii

focus

Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Af-meeray Khilaafkoodii

(SLT-Hargeysa)-Fadhigii saaka ee ay yeesheen mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa lagu dhameeyay khilaaf ka dhashay in ajandaha kalfadhiga 66-naad ee golahaasi lagu soo daro xeer hoosaadka.

Fadhigan oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golahaasi mudane Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur) oo ay ka soo xaadireen 50 mudane , waxaa u codeeyay in ajandaha sidiisa lagu ansixiyo 45-mudane, waxaa diiday 5-mudane, cid ka aamustay may jirin gudoomiyuhuna muu codeyn sidaasi ayaanu ansax ku noqday ajandahaasi kalfadhiga 66-naad ee golahaasi, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top